HomeUncategorized

Rasaasta kadhacda hubka culus oo maanta mar kale laga maqlayo Galkacyo.

Galkacyo, Oct 13 2016-Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa laga maqlayaa rasaas ay isdhaafsanayaan ciidanka Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug.

Dowladda Federaalka ah oo maanta howl-gelisay mashruuc fududaynaya bixinta mushaarka rayidka
Dhagayso Shuruudaha Looga Baahan Yahay Kooxaha Heerka 1aad ee Puntland Oo Lashaaciyey.
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la Kulmay Saxiixayaasha Maamulka G/dhexe

Galkacyo, Oct 13 2016-Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa laga maqlayaa rasaas ay isdhaafsanayaan ciidanka Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug.

Warar hoose oo soo gaarey xarunta Daljir ee magaalada Galkacyo ayaa soo sheegaya in rasaastu ay bilaabatay kadib markii guryo laga barakacay oo kuyaal xaafadda Garsoor Puntland lagu garaacay madaafiic laga soo tuuray dhanka koonfureed.

Xaaladda magaalada ayaa ahayd mid degan labadii maalmood ee ugu dambeysey waxaana guuldaraystay dhowaan dedaalo nabadeed oo ay wadeen qaar kamid ah waxgaradka labada dhinac.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: