Rakaab iyo Gaadiid Badan oo Weli ku Xaniban Togga Ceeldaahir (sawirro & waraysi)

HomeWararka

Rakaab iyo Gaadiid Badan oo Weli ku Xaniban Togga Ceeldaahir (sawirro & waraysi)

Qaar kamid ah shacab safar ah oo weli ku xayirmay Togga Durdur ee u dhaxeeya Ceeldaahir iyo Carmo  oo la soo xiriray Radio daljir ayaa sheegay in door

Ciidamada Ammaanka Bossaso: “Kontoroolka waxaan ku Qabanay Argagixiso Daacish”
BOOSAASO: Shalay & Maanta (Sawirro)
Anas Cabdirashiid Bashiir oo kamid ah dhalinyarada wax ka barata Dalka Ugandha ayaa Hambalyo u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Qaar kamid ah shacab safar ah oo weli ku xayirmay Togga Durdur ee u dhaxeeya Ceeldaahir iyo Carmo  oo la soo xiriray Radio daljir ayaa sheegay in doorkeeda Puntland aysan ka qaadin kala hagida gawaarida ku xaniban halkaas.

Qaar kamid ah rakaabkii saaka ilaa maanta ku xayirna togaa kana baxay Garoowe ayaa sheegay in inaan gurmad iyo cafimaad iyo ciidanba aysan joogin goobta oo ay jiraan caruur biyaha ay ka rebeen dadka rayidka ah.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 4
  • siciid mohamed 7 years ago

    waaa in ay dowlada puntland ay u sameyso buundo ay soo maraan gawaaridu laguma xanibnay hadii ay dowlada hory u sameyn lahayd qandaraaskan

  • Mohammed koronto Habsey 7 years ago

    Asc wrx… Horta daaadadka waa nimco iyo naxariis alle keeney Alx.
    Marka ayaaana laga cabaadin ama nixin.
    darawalka gaadiidka wata, shacabka puntland iyo dowladana waxaa loobaahan yahay Qaab wada tashi ah buundo awood leh halkaas looga sameeyo.. insha allaah..
    in dowlada Waxkasta laga sugaa Xal iyo xeel midna ma ahan. dowladu waa shacabka, shacabkuna dalkiisa ha dhisto.

  • Gadou 7 years ago

    Dadow Marna ma oon banad ka cabaneysaan marna daad oo goormaad EEBE ku mahadineysaan,oo
    rayrayn & gooshoor ku ledeysaan?

  • Abdikafi Ahmed Abdi 7 years ago

    Assalaamu Alaykum , Radio Daljir , Dadka Rakaabka ah ee halkaas ku xaniban waxaan leeyahay Eebe wayne u mahadiya Dhibtii la ogaa nooga gargaaray xanibaadaana waligeed jiri mayso , teeda kale Ceel daahir iyo Ceeri gaabo wadada u dhaxaysa ayada baa dhismo ku jirtay marka shacabkaas rakaabka ah dulqaata baan leeyahay

    Radio Daljir Mahadsanidiin

DISQUS: