Site icon Radio Daljir

Rakaab iyo Gaadiid Badan oo Weli ku Xaniban Togga Ceeldaahir (sawirro & waraysi)

Qaar kamid ah shacab safar ah oo weli ku xayirmay Togga Durdur ee u dhaxeeya Ceeldaahir iyo Carmo  oo la soo xiriray Radio daljir ayaa sheegay in doorkeeda Puntland aysan ka qaadin kala hagida gawaarida ku xaniban halkaas.

Qaar kamid ah rakaabkii saaka ilaa maanta ku xayirna togaa kana baxay Garoowe ayaa sheegay in inaan gurmad iyo cafimaad iyo ciidanba aysan joogin goobta oo ay jiraan caruur biyaha ay ka rebeen dadka rayidka ah.

DHEGAYSO

https://puntlandnews.net/wp-content/uploads/2017/05/Rakaabkii-safarka-ahaa-ee-ku-Xayirnaa-Ceeldaahir-Togeeda-waraysi-m.laki-16-5-2017-.mp3?_=1

Exit mobile version