Ra’isalwasaarihii Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo is Casilay

Ra’isalwasaarihii Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo is Casilay

Ra’isalwasaarihii Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa iska casilay xilkaas,waxaana uu warqaddiisa iscasilaadda u gudbiyay guddiga fulinta ee Xisbiga EPRDF ee dalka Xukuma.

Dibadbaxyo ka dhan ah Dowladda Itoobiya ayaa ka socda Gobollada Amxaarada iyo Oromada,waxaana jirta in dowladda ay dhawaan xabsiga ka siideysay boqolaal Siyaasiyiin iyo dad u xir xiran kacdoonka ka dhanka ah dowladda.

Wargeyska Adisababa Stanadard ayaa baahiyay is casilaadda ra’isalwasaaraha iyada oo aan wali la ogeyn in guddiga fulinta ee Xisbiga talada haya in ay aqbaleen iyo in kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com