Ra’iisul Wasaare Rooble oo war kasoo saaray go’aankii guddiga doorashooyinka (daawo)

Ra’iisul Wasaare  Rooble oo war kasoo saaray go’aankii guddiga doorashooyinka (daawo)

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo saaray go’aano lagu adkeynayo doorashada Golaha Shacabka, Ergada soo dooranaysa & sida loo dooranayo kuraasta Aqalka Hoose ee cabashada laga keenay, | Go’aankan ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan Midowga Musharaxiinta ay walalaac ka muujiyay hanaanka ay u socoto doorashada xubnaha Aqalka Hoose oo ay sheegen in kuraasta la boobayo iyadoo la baalmaray sharuucdii loo dajiyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com