Site icon Radio Daljir

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Ka Hadlay Shirkii London (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa faah faahin ka bixiyay shirkii shalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada London.

Abuukaate Mahdi, ayaa sheegay shirka in diirada lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa Arrimaha Amniga, Abaaraha, Kobcinta dhaqaalaha, Siyaasada, Dib u eegista Dastuurka iyo Wadashaqaynta Beesha Caalamka iyo Dowladda 4-ta Sano ee soo socota.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59156496030100bbb61291c4/cod-Mahdi.mp3?_=1
Exit mobile version