Ra’iisul Wasaare ku xigeenka DFS oo booqday xarunta Guddiga doorashooyinka (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guleed Qadar oo manta booqday xaruunta guddga doorashooyinka Heer qaran,iyado uu kulamo kala duwan la qaatay masuuliyiinta Gudiga.

Mahdi Maxamed Guuleed ayaa hadal ka jeediyeey Kulan uu la qaatay Masuuliyinta Guddiga doorashooyinka heer qaran.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com