Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Muqdisho ku daah furay shirkii maalgashiga Soomaaliya (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare  Kheyre oo Muqdisho ku daah furay shirkii maalgashiga Soomaaliya  (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomalaiya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magaalada Mudisho waxa uu ku daah furay shir looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka gudihisa iyo dibadiisa xubno ka tirsan golaha Wasiirada Soomaaliya iyo wakiilo ka socday beesha caalami ah.

Shirkan ayaa waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha dowladda Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay furitaankii shirkan.

Shirkan ayaa inta uu socdo waxaa looga doodi doonaa horumarinta ganacsatada Soomaaliyeed iyo kheyraadka dalka.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com