Ra’iisul Wasaare Khayre oo Weli Ku Sugan Deegaamada Jubbaland (dhegayso)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Weli Ku Sugan Deegaamada Jubbaland (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalintii sadaxaad ku sugan Kismaayo ayaa kulan uu laqaatay Culimaa udiiinka kudhaqan magaalada kismaayo iyo qaybaha bilshada, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay in ay kaalin laxaadle ka qaataan horumarka dalka iyo in dowladnimada soomaaliya cagaheeda iskutaagto. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/596a47480b0100e3ddcb67bf/Xasan+Cali+khayre+xxxx.mp3

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 12aad (dhegayso | daawo)
Faysal Rooble: “Abiy Axmed dagaal adag … oo yasid ah buu Soomaalida ku wadaa iyo dhulboob … Mustafe Cumar asna wuxuu aaminsanyahay in dhul badan aysan Soomaalidu lahayn” (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalintii sadaxaad ku sugan Kismaayo ayaa kulan uu laqaatay Culimaa udiiinka kudhaqan magaalada kismaayo iyo qaybaha bilshada, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay in ay kaalin laxaadle ka qaataan horumarka dalka iyo in dowladnimada soomaaliya cagaheeda iskutaagto.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: