Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Guddiga Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare (Daawo)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Guddiga Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare (Daawo)

Guddiga dhismaha Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe ayaa kulan mahad celin ah kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo dhaqaale lacageed Ku taageeray dadaallada lagu doonayo in lagu dhiso Garoonka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddiga ka dhageystay warbixin ku aadan halka ay marayaan qorshaha iyo dadaallada dhismaha garoonka Mire Awaare ee Magaaladda Garoowe , waxa uuna u muujiyey ahmiyada garoonku uu u leeyhay dhallinyaradda Soomaaliyeed iyo is-dhexgalka Bulshadda ay hormuudka u yihiin dhallinyaraddu.

Guddoomiyaha Guddiga dhismaha garoonka Mire Awaare, Maxamed Cali Ciise ayaa Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa uga mahadceliyay tageerada iyo garab istaagga buuxa ee dhismaha garoonka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com