Site icon Radio Daljir

RW Khayre oo Ciidamo Boolis ah Tababar u soo Xiray (dhegayso)

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya   Xasan Cali Khayre, ayaa waxa uu Tababar u soo xiray Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya  oo is  kugu Jira Rag iyo dumar  kuwaas oo muda Tobabar uga socaday  Xarunta iskoolka Toobarada Ciidamada Booliska Janaraal kaahiye ee Magalada Muqdisho .

Tirada Ciidamada Booliska Soomaaliya oo tababarka loo  soo xiray ayaa  ah 50 Askari oo Boolis ah kuwaas oo loogu talagalay Xasilinta Amaanka Magaalada Muqdisho .

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/592fc5e1060100b2400eea2d/RAISULWASARAHA-SOMALIYA.mp3?_=1
Exit mobile version