Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiyada Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiyada Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed Muqdisho, 17, September 2017— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday Xarunta Akaadeemiyada Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed oo ku taal magaalada Muqdisho. Waxuuna balan qaaday in dawladiisu ay gacan ka gaysan doonto sare u qaadidda Dhaqanka suuban … Continue reading Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiyada Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed