Ra’iisul Wasaare Khayre oo Amray in la Bixiyo Mushaarka Ciidanka iyo Shaqaalaha Dowladda (dhegayso)

Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa sheegay amar ka soo baxay Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre uu Bangiga ku bixiyay Mushaaraadka shaqaalaha iyo Ciidamada.

Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo tagay Bangiga dhexe ee Xamar ayaa sheegay in Xukuumada Soomaaliya ay bixisay Mushaaraadka shaqaalaha iyo Ciidamada Dowladda 5-tii bilood ee ugu dambeysay.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com