Site icon Radio Daljir

Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Aqbalay Codsi Uga Yimid Odayaasha Soomaaliland.

Muqdisho, Dec 05 2016-Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa aqbalay codsigii ay ku codsadeen odoyaasha Somaliland inay doorashada ku qabsadaan Xerada Xalane.

Odoyaasha ayaa sheegay inay ku diideen halkii ay Villa Somalia u qoondaysay cabsi ay ka qabaan in la boobo kuraastooda.

AKHRISO

Daljir.com

Back to Home page