Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Soomaaliya oo gaaray Garbaahrey (Sawiro)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Soomaaliya oo gaaray Garbaahrey (Sawiro)

Ra’sul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo ay si weyn ugu soo

Madaxweynaha oo kulan la yeeshay Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Karkaar.
ARDAA Xalqaddii 50aad: khilaafka siyaasadeed ee Galmudug (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ra’sul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen maamulka iyo shacabka degmadaas.

Rooble ayaa saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Jubaland, halkaas oo uu wadahadallo kula lahaa madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: