Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Ka Warbixiyey Xaaladda Ammaan ee Dalka (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Ka Warbixiyey Xaaladda Ammaan ee Dalka (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre (Xasan Bile) ayaa waxa uu sheegay Xukuumada in ay bilowday wax ka qabashada arrimaha Amniga.

Xasan Cali Khayre, ayaa sheegay in xukuumada in ay la timid talaabooyin cad cad oo wax looga qabanayo Amniga, maalmahan dambana la fashiliyay Qaraxyo lala beegsan rabay shacabka Soomaaliyeed.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abdikafi A Abdi ( 0907763711 ) 7 years ago

    ASsalaamu Calaykum , Daljir Radio Somalia

    Xukuumada Somalia Amniga inay ku dadaasho waa waajib dastuuri ah oo xakuumada looga fadhiyo inay xal rasmi ah ka keento maadaama maalmihii u dambeeyey dhaliisha xaga amniga uu soo batay 100 kii maalmood ee u dambeeyey . Guul Somaliya

    MahadSanidiin , Radio Daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com