Radio Daljir: Siyaasiga waano ma deeqdo ee xisaabtan baa deeqa

Siyaasadda Soomaaliya ee sanadahaan danbe ma aha in ay sii ahaato mid mar kasta kor ka bilaabata, kana bilaabata Madaxweyne (dal ama dowlad) ama Raysal Wasaare. Siyaasadda iyo siyaasiga nafaca lihi waa in uu noqdaa mid ku yimaada hoos-ka-dhis. Waa in uu yahay mid la yaqaan, qof ahaan iyo siyaasad ahaan. Waa in uu taariikh … Continue reading Radio Daljir: Siyaasiga waano ma deeqdo ee xisaabtan baa deeqa