Site icon Radio Daljir

Qurbajoogta Puntland oo Taageeray Go’aanka Garab-istaagga Xulufada Sucuudiga (dhegayso)

Xilli shalay Madaxweyne Gaas uu sheegay in Puntland ay tageerayso Dowladda Sucuudiga iyo xulafadeeda, uuna taxliiliyey xiriirka soojireenka ah ee Sucuudiga iyo Imaaraadka, ayaa maanta jaaliyadda Puntland ee  Waqooyiga Ameerica oo Radio Daljir xirir la soo sameyeey waxa ay ayana soo dhaweyeen go’aanka Madaxweyne Gaas.

 Burhaan Axmed Maxamed iyo Yaasin Cali oo kamid ah Qurbajoogta Puntland ee Columbus Ohio oo la hadlay Rado Daljir ayaa sheegay in ay ku farxeen in Puntland ay qaado tallaabadaas oo ay ku shegeen mid maslaxad u ah Puntland iyo Soomaaliya.
Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe, ayey u warrameen.
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5995f8c002010023a00b8bb5/Qurba+joogta+Waqooyiga+Ameerica+Waraysi+M+lakiman_17+Aug+17.mp3?_=1
Exit mobile version