Qoysaas Kaso Barakacay Duqaymaha Maraykanka ee Qandala iyo Khasaare Kadhashay (dhegayso)

Qoysaas Kaso Barakacay Duqaymaha Maraykanka ee Qandala iyo Khasaare Kadhashay (dhegayso)

Tuulada dharjaale oo katirsan Degmada iskushuban ee gobolka Bari ayaa waxaa soogaaray ilaa iyo 20 qoys oo ka soo barakacay duqaymaha diyaaradeed ee kasocda degmada Qandala ee gobolka bari,taas oo ay geeysanayaan Ciidamadda Maraykanka.

Gudoomiyaha Tuulada dharjaale Axmed cali ibraahin ayaa Radio daljir ugawaramay arimahaasi. Wariyaheena Raqiyo ruun maxamuud oo ku sugan daljir Bosaaso ayuu uwaramay.

Hoos kadhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com