Site icon Radio Daljir

Qorshaha Shanta Sano ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo la Shaaciyey (dhegayso)

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta soo bandhigtay buugga qorshaha wasaaradda ee shanta sano ee soo socota, sida uu warbixintaan ku faahfaahinayo weriye Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeeye.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5954d823040100dfe6d25a39/Warbixinta+wasaaradda+waxbarashada+Puntland+oo+daah+furtay+Buuga+qorsha+wasaaradda+shanta+sanno+ee+soo+socota+By+Sheekeeye+.mp3?_=1
Exit mobile version