Qorraxda oo madoobaatay qaybo kamid ah Soomaaliya

Qorraxda oo madoobaatay qaybo kamid ah Soomaaliya

Qeybo ka mid ah gobolada dalka waxaa laga dareemayaa qorax Madoobaad, taasi oo mugdi u bedeshay iftiinka Maalinta

Goobah cibaabada sida Masaajidada ayaa loo dareeray saaka .

Meelaha laga arkay qorax Madoobaadka waxaa ka mid ah magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.com.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com