Qordho oo laga hirgaliyay laba Ceel Biyood oo Riig ah (dhegayso)

Qordho oo laga hirgaliyay laba Ceel Biyood oo Riig ah  (dhegayso)

Maamulka gobolka kar kaar iyo kan degmada ayaa si wada jir ah duleedka magaalada Qardho waxa ay uga dhegax dhigeen laba Ceel biyood oo riig ah ,kuwaas oo dhaqaalaha ku baxaya  uu ku taageeray shacabka Qardho Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan .

Magaalada Qardho ayaa ahaan jirtay sanadihii la soo dhaafay  magaalo  oomane ah, oo  sanad walba ay ka dhici jireen dhibaatooyin dhanka biyo la,aanta ah.

Mashruucan ayaa waxaa fulinaysa Hay,ada biyaha ee Puntland ee Baasawayn .

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com