Qoorqoor & Rooble maxay ka wada hadleen?

Qoorqoor & Rooble maxay ka wada hadleen?

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan saacado qaatay ku yeeshay magaalada Muqdisho iyadoo kulankaasina uu ku soo dhamaaday is afgarad oo lagu xaliyay arrimo ay ku kala aragti duwanaayeen.

Tan iyo markii uu Madaxweynaha Galmudug bilaabay dadaaladii waan waanta ee laga dhex waday Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble, iyadoo xilligaas loo arkayay in aanu dhexdhexaad ahayn oo uu dhinac la safnaa.

Dhinacyo kala duwan oo isugu jiray siyaasiyiin iyo dad kale ayaa ku dhaliilayay Maadaxweyne Qoorqoor inaanu doorkiisii saxda ahaa qaadanin, laakiin hada sida muuqata howshaas ay ka heshiiyeen isaga iyo Ra’iisul Wasaaraha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com