Qoorqoor: “Galmudug Doorashada Golaha Shacabka wey bilaabaysaa” (daawo)

Qoorqoor:  “Galmudug Doorashada Golaha Shacabka wey bilaabaysaa” (daawo)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ku dhawaaqay in shan kursi ee ugu horeysay ee doorashada Golaha Shacabka maalmaha soo socda la qabanayo.

Kulan casho sharaf ah oo xalay lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa kaga dhawaaqay Madaxweyne Qoor-qoor qabashada kuraasta ugu horeysa ee doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee Galmudug.

“Galmudug Doorashada Golaha Shacabka wey galeysaa waxaa rajeynayaa inaan caddeeyo shanta kursi ee ugu horeysay waa calaameysan yihiin waa la soo deynayaa, guddiyada doorashada inay berri iclaamiyaan, illaa saddex berri gudahood waa soo baxeysaa”ayuu yiri Madaxweyne Qoor-qoor.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com