Qaybo kamid ah gobolada Puntland oo uu ka dilaacay Cudurka Shuban biyoodka( dhegayso)

Qaar kamid ah gobolada Puntland ayaa waxaa laga soo sheegayaa in uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka,waxaan goboladaasi kamid ah Sool, Sanaag, iyo Haylaan xili roobkii Guga uu ka curtay qaybo kamid ah gobolada Puntland.

Wasaarda Caafimaadka ayaa kooxo caafimaad udirtay magaalooyinkaasi si looga hortago fiditaan cudurkan.

Wasiirka Caafimaadka Puntland D.r Jaamac Faarax Xasan ayaa faah faahinaya kooxihii Caafimaadka ee loodiray gobolada Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com