Qardho: Wiil dhalinyaro oo kasoo jeeda qoys sabool ah oo araga wax looga qaban waayay dalka (dhegayso)

Qardho: Wiil dhalinyaro oo kasoo jeeda qoys sabool ah oo araga wax looga qaban waayay dalka (dhegayso)

Hooyo Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Qardho ayaa waxaa ay radio Daljir uga warantay xaaladda wiil dhalinayaro ah oo araggiisa wax looga qaban waayay dalka, waxaana ay kasoo jeedaan qoys saboo ah oo aan haysan qarash dalka dibadiisa lagu geeyo xarun caafimaad.

Hoos kadhegayso Maxamuud Fantastic ayaa la kulmay hooyo Idil Maxamed Aadan oo xaalka wiilkeeda yar ka waraystay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com