Qardho: Urur siyaasadeed boqolaal qoys raashinkood wareejiyey (Daawo)

Qardho: Urur siyaasadeed boqolaal qoys raashinkood wareejiyey (Daawo)

Urur siyaasadeedka Cadaalada iyo Sinaanta oo ka mid ah ururada siyaasayada Puntland ayaa maanta Qardho qaarsiiyey raashin loogu talagaay 730 qoys. qaar ka mid ah masuuliyinta Ururka ayaana goob joog ka ahaa madal ay ku wareejinayeen raashinkan ka yimid ururkoodu.

Ururka Cadaalada iyo Sinaanta ee uu aasaasayaashiisa ka mid yahay Siyaasi Maxamud Khaliif xasan jabiye ayaa xafiiskoda qardho u hada si toos u shaeynayaa waxay ka qeyb qaadanayaan gurmadka Magaalada qardho.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com