QARDHO: Siduu ku baxsaday maxbuus dil ku xukunaa? (daawo)

QARDHO: Siduu ku baxsaday maxbuus dil ku xukunaa?  (daawo)

Taliska ciidamada Asluubta Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay sida uu ku baxsaday maxbuus dil ku xukunaa, hadaba yaa ufududeeyay? sideese ayuu ku baxday? Afhayeenka ciidamada Asluubta PuntlandCabdirisaaq Maxamuud Xirsi (Xarago) ayaa ka waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com