Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa sanadihii ugu dambeeyey ku tallaabsatay horumar baaxadleh, waxaana caawa idinla wadaagaynaa sawirro horudhac u ah muuqaal Daljir xilliga habeenkii ah ka diyaarisay horumarka iyo bilicda Qardho
Hoos ka daalaco
FAALLOOYIN & FALCELIN
masha allaaha Qardho
mashalah qardho guri gobeed weeye horumar intaa ka badana wey gaari doontaa mustaqbalka.
Dadkeda saa u hormariyay
aad iyo aad