Site icon Radio Daljir

Magaladda Qardho oo laga hirgaliyey xarun dalxiis (dhegayso | sawirro)

Magaaladda Qardho ee xarunta gobalka Karkaar waxaa laga hirgaliyey beer dalxiis oo lagu tala galay maalmaha Ciida inay shacabka ku damashaadan.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa warbixintan Qardho ka soo diray.

Sawiro.

Exit mobile version