Magaalada Qardho ayaa markii ugu horraysay tariikhda laga dhaggax dhigay labo Aargo oo Magaaladaasi ay yeelan doonto .
Ururka horumarinta degmada Qardho oo kala jooga dalka iyo dibadiisa iyo shacabka magaalada Qardho ayaa iska kaashanaya ayaa maal-gelinaya dhismaha labada Aargo.
Ujeedka dhismaha Aargooyinkaan ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii ay u muujin lahaayeen bilicda , Quruxda iyagooda Astaan u noqon doonta Degmada Qardho.
Maxaamuud Fantastic ayaa Warbixin Qardho kaso diray
U Jawaab Radio Daljir Buri halceliska