Qardho oo Laga Dhex Labo Aargo oo Muhiim u ah Shacabka Karkaar (dhegayso+Sawiro)

Qardho oo Laga Dhex Labo Aargo oo Muhiim u ah Shacabka Karkaar (dhegayso+Sawiro)

Magaalada Qardho ayaa markii ugu horraysay tariikhda laga dhaggax dhigay labo Aargo oo Magaaladaasi ay yeelan doonto .

Ururka horumarinta degmada Qardho oo kala jooga dalka iyo dibadiisa iyo shacabka magaalada Qardho ayaa iska kaashanaya ayaa maal-gelinaya dhismaha labada Aargo.

Ujeedka dhismaha Aargooyinkaan ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii ay u muujin lahaayeen bilicda , Quruxda iyagooda Astaan u noqon doonta Degmada Qardho.

Maxaamuud Fantastic ayaa Warbixin Qardho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Walaal kalmadda ARGO dhisme xagal ah oo muujiya magaca marka magaalo la soo galo ama laga baxayo. ARGO asalkeedu waa Talyaani ahna ARCO, af Ingiriis ahaanna ah ARCH asalka fogna yahay luqadda Latin ee Romaanka.

  • Aargo maxay tahay? Fadlan ii macnee

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com