Qaraxyo kadhacay Beledwayne

Qaraxyo kadhacay Beledwayne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in sadex qarax xalay laga maqlay magaalada.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya qaraxyadan in lala beegsaday layrarka cadceedda ku shaqeeya ee waddooyinka.

Maamulka ayaan sheegin wax khasaare ah oo qaraxyadan kadhashay.

Ciidamada ammaanka ayaa wada baaritaano kusaabsan kooxihii falalkan gaystay.

Layrarka cadceedda ayaa qayb ka qaata bilicda iyo habeenkii in dadku wax arkaan, lamana oga sababaha ka dambeeya in la beegsado.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com