Site icon Radio Daljir

Qaraxa Bossaso: Waraysi Taliyaha Qaybta iyo Wararkii ugu Danbeeyey ee Ismiidaaminta

Bossaso – Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Bari Cabdixakiim Yuusuf Xuseen oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa sheegay 5 ruux ay ku geeriyoodeen qaraxii caawa ka dhacay magaalada Bosaso. Waxaa kale ee uu sheegay in askari ka tirsan ciidamada ammaanka iyo nin qaraxa isku xiray ay ku jiraan dadka geeriyooday iyo shacab. Taliyuhu waxa uu sheegay in ay ciidamadu weli wadaan baaritaano oo ay aysan ka hordhacayn.

Wariye Maxamud Cabdi Ibraahim ayaa daqiiqado kahor waraystay Taliyaha Qaybta Gobolka Bari.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5924820cfd0000cddeaf3b60/Taliyaha+Qaybta+Booliska+gobolka+Bari+Cabdixakiim+Yuusuf+Xuseen++Waraysi+Daljir+Bosaso.mp3?_=1
Exit mobile version