Qarax xoogan oo Muqdisho lagula beegsaday ciidamada Talyaaniga

Qarax xoogan oo Muqdisho lagula beegsaday ciidamada Talyaaniga

Kooxda Al-shabaab ayaa qarax ay u adeegsaday gaari wax yaabaha qarxa laga soo buuxiyay waxa ay magaalada Muqdisho kula beegsadeen Kolonyo Ciidamo talyaani ay la socdeen oo ka mid ah Ciidamada Midowga Yurub ee tababara ciidanka Soomaaliya.

weerarkan ayaa waxa uu ka dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad,waxaan khasaare soo gaaray mid kamid ah gaadiidkii ciidamada ay wateen.

Sanadkii hore ayay aheyd markii sidan oo kale Kolonyo Ciidamada Talyaani la socdeen lagu weeraray meel aan sidaa uga fogeyn Kulyadda Jaalle Siyaad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com