Qarax kadhacay xarunta ciidamada xoogga dalka ee Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay xarunt Villa Baydhabo oo ah taliska ciidamada militariga Soomaaliya.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa mid ku xirnaa gaari uu watay sarkaal katirsan ciidamada xoogga dalka oo gaarigiisa oo aan la baarin gudaha uu u galay xarunta Villa Baydhabo.

Lama oga khasaaraha ka dhashay, balse waxaa uu kusoo beegmayaa iyadoo ammaanka magaalada Muqdisho la adkeeyey maanta, iyadoo uu ka socdo shir looga hadlayo ammaanka dalka.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com