Qarax kadhacay Nairobi oo khasaare dhaliyay

Qarax kadhacay Nairobi oo khasaare dhaliyay

Ilaa laba qof ayaa ku dhaawacantay qarax xalay kadhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay afaafka hore ee maqaayadda Tom Mboya ku taala Latema Road.

Ciidamada booliska ayaa sheegay in qof looga shakiyay inuu qaraxu gaystay la arkayay isagoo alaab gaariga nooca dambe kasoo dejinaya, lamana sheegin in la qabtay iyo in kalle.

15kii bishaan ayay ahayd markii weerar gaystay khasaare dhimasho oo ka badan 21 qof, dhaawacyo iyo khasaare hanti uu kadhacay magaalada Nairobi.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com