Site icon Radio Daljir

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Baydhabo

3Qof ayaa ku dhintay halka ay toban kalana ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Baydhabo.

Qaraxan ayaa ahaa mid Ismiidaamin ah wuxuuna ka dhacay Maqaayd kutaalay gudaha magaalada.

Ciidamada Amniga ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay.

Wararka ay Daljir ka helayso Baydhabo ayaa sheegaya in qraxan lala beegsaday guddoomiyihii gobolka Bay Cali Wardheere Dooyoow, balse uu ka badbaaday qaraxa.
Xassan Heykal, Daljir Garowe.

Exit mobile version