Qarax gaari lagu xiray oo kadhacay Muqdisho

HomeWararka

Qarax gaari lagu xiray oo kadhacay Muqdisho

Qarax ayaa kadhacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, waxaana ku geeriyooday hal ruux , laba kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray. Qaraxa ayaa dh

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso.
Ahllusunna oo magacawday guddiga gurmatka fatahaada wabiga Shabeelle( Akhriso)
Qarax kadhacay Shiinaha oo dilay 22 qof iyo dhaawaca 22

Qarax ayaa kadhacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, waxaana ku geeriyooday hal ruux , laba kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray.

Qaraxa ayaa dhacay kadib markii gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa uu ku qarxay aargada Boondheere.

Qofka dhintay ayaa ahaa darawalkii gaariga waday, waxaana la’ogayn waxa ay ahaayeen dadka gaariga qaraxa loogu xiray.

Ciidamada ammaanka ayaa goobta gaaray.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: