Site icon Radio Daljir

Qalbidhagax oo gaaray Qardho (dhegayso)

Waxaa maanta magaalada dhaqanka Soomaaliya ee Qardho soo gaaray Jabhad Qalbidhagax oo maalmahaan ku sugnaa Bossaso. Qalbidhagax ayaa sheegay in uu Qardho u yimid si uu ula kulmo Boqor Burhaan Boqor Muuse, boqorka beelaha Daarood.

Qalbidhagax ayaa shacabka ku booriyey in aysan yeelin hayb ka sokeysa Soomaalinimo, si looga feejignaado wixii sannadahaan Soomaali soo maray, aysanna mar danbe soo noqon.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb392cf04010095841f4d49/Qalbidhagax_Qardho_fantastic_2+Oct+18.mp3?_=1
Exit mobile version