Qalbidhagax oo gaaray Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Qalbidhagax oo gaaray Qardho (dhegayso)

Waxaa maanta magaalada dhaqanka Soomaaliya ee Qardho soo gaaray Jabhad Qalbidhagax oo maalmahaan ku sugnaa Bossaso. Qalbidhagax ayaa sheegay in uu Qar

Turkey iyo Israel oo dib usoo celinaya xiriirkooda diblomaasi
Siyaasi Shoortaaye: “Khaladka ugu weyn ee reer SSC geli karaan waa inaan maxkamad la keenin saraakiisha maxaabiista ah”
Guddiga takulaynta SSC ayaa Deeq rashin ah kala wareegay Gabdhaha Degmada Badhan

Waxaa maanta magaalada dhaqanka Soomaaliya ee Qardho soo gaaray Jabhad Qalbidhagax oo maalmahaan ku sugnaa Bossaso. Qalbidhagax ayaa sheegay in uu Qardho u yimid si uu ula kulmo Boqor Burhaan Boqor Muuse, boqorka beelaha Daarood.

Qalbidhagax ayaa shacabka ku booriyey in aysan yeelin hayb ka sokeysa Soomaalinimo, si looga feejignaado wixii sannadahaan Soomaali soo maray, aysanna mar danbe soo noqon.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: