Qalbi-Dhagax oo Kismaayo lagu soo dhaweeyay (Sawiro)

Qalbi-Dhagax oo Kismaayo lagu soo dhaweeyay (Sawiro)

Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax  ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland .

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyay maamulka gobolka, iyo kan degmada iyo dadweyne farabadan oo sitay calanka dowladd deegaanka Itoobiya.

Qalbi-Dhagax ayaa safarkiisa ka soo bilaabay magaalada Bosaaso, isagoona uga siigudbay magaalooyinka Garoowe Gaalkacyo .

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com