C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ah saraakiisha Ururka ONLF ,kuna sugan magaalada  Garoowe ee caasimada Puntland ,ayaa waxa uu kulan la qaatay  Jaaliyada Soomalaiyeed ee ka soo jeeda dowladd deegaanka Itoobiya .

kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa is xog waraysiga xaalada Jaaliyada iyo sidii looga qayb qaadan lahaa horumarka iyo isbadalka siyaasadeed ee ka dhacay dowladd deegaanka Itoobiya .

Qalbi Dhagax oo munaasibada hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in Ururuku uu ku guulaystay hadaf kii uu kalaha dagaalkii lala galay Itoobiya .

Dhegayso.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com