Qalabka kantoroolka saadaasha ee Soomaaliya oo Muqdisho loo wareejiyay (dhegayso)

Qalabka kantoroolka saadaasha ee Soomaaliya oo Muqdisho loo wareejiyay (dhegayso)

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska cusub ee hawada Soomaaliya oo markii u horaysay la dhigay qalab lagu kantoroolayo hawada oo horay u yiilay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Munaasabad kadhacday garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddiga gaadiidka iyo saadaasha hawada ee baarlamaanka Soomaaliya.

Qalabka kantoroolka saadaasha hawada ee Soomaaliya oo yiilay magaalada Nairobi ayaa waxaa muddo ka badan 25sano gacanta ku haysay hay’adda duulimaadyada rayidka ee ICAO.

Xildhibaan Sahro Jaamac Qorsheel iyo Xildhibaan Farxiyo Muumin oo katirsan Guddiga Gaadiidka Golaha shacabka ayaa talaabo hore loo qaaday ku tilmaamay qalbka xariga laga jaray ee loogu talagalay
maareynta sadaasha hawada.

Hoos kadhagayso wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdi Salaad oo ka hadlay munaasabad.

Codka xildhibaan Sahra Qoorsheel

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com