Qaar Kamid ah Isimada Ka Soo Jeeda SSC oo Gaarey Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Qaar Kamid ah Isimada Ka Soo Jeeda SSC oo Gaarey Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Magaalada Maqdisho ee Caasimada Soomaalia Maanta Waxaa Gaadhay Wafti isimo ah kuwaas oo ka koobaan Sideed Isim. Waftigan Isimada ah ayaa waxay ka Dhoofeen Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudud ee Puntland Waxaana Socdaalkan isimadan uu ahaa mid Mudooyinkan ba Lga Hadal Hayey.

Sideedan isim oo Dhamaantood kasoo Jerda Deegaanka Ssc Waxay kulama la Qaadan Doonaan Xildhibaanada kasoo Jeeda Deegaanka SSC ee ku Jira Barlamaanka Fadaralka Somalia Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Raysal Wasaare Xasan Cali khaye.

Wararku waxay Sheegayaan in Laga Wada Hadli Doono ayaamaha Deegaanka Ssc oo Mudo dheer ku Jiray Muran Siyaasadeed. Dhanka kale Waxaa Maanta Magaalada Muqdiaho kusoo Dhoweeyey Isimadan Shirna La Galay Siyaasiyiinkasoo Jeefa Deegaanka Kuwaas oo ay ka mida ahaayeen Madaxwayne ku Xigeenka khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali Haybe (Cagalulle) iyo Madaxwaynihii Hore ee Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indha-sheel) Waxayna Qaateen Kulan Kooban.

Ujeedka ugu Wayn ee Socdaalka isimada ayaa Salka ku Haya Wadahadalka Kooxda siyaasi Cali khaliif Hogaaminayo ay La Fureen Maamulka Somaliland Waxaana isimadu aad uga Biyo Diidsan Yihiin in Deegaanka Ssc Somaliland wax La Wadaago.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com