Site icon Radio Daljir

Qaar Kamid ah Dhegaystiyaasha Daljir oo Puntland ku tageeray Go’aankii Wareejinta Dekadda Boosaaso (dhegayso)

Maxamuud Ciiise siciiid ooo ka mid a dhgaystayasha radio daljir oo manata la soo xiriiray ayaa dawlada ku taageeray go,aanka wareejinta dekada magaalada bosaaso wuxuuna fariin u diray ganacsatada ka soo horjeeda hurmarinta dekada magaaada bosaaso ee xarunta gobolka bari.

Wuxuu u waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo garoowe jooga

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a228972040100f4f0b78e64/Waraysi%2BMaxamuud+Ciise+Sciid.MP3?_=1
Exit mobile version