Puntland: Xoolo dhaqato isku badalay barakacayaal (dhegayso)

HomeWararka

Puntland: Xoolo dhaqato isku badalay barakacayaal (dhegayso)

Guddoomiyaha Degmada Godob-jiraan Axmed Siciid Maxamed oo la hadlay idaacadda Daljir ayaa warbixiyay saamayntii abaartii uga tagtay bulshada deegaanka

Admiral Faarax Qare ” Badda Soomaaliya waxaa xaalufiyay doonyaha jariifka ah” (dhegayso)
Wasiirka Dastuurka “waxaa naga go’an dhameystirka Dastuurka
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Guddoomiyaha Degmada Godob-jiraan Axmed Siciid Maxamed oo la hadlay idaacadda Daljir ayaa warbixiyay saamayntii abaartii uga tagtay bulshada deegaankaasi .
Mudane Axmed Siciid ayaa waxaa uu sheegay in saamayn baaxadle ay uga tagtay degmada abaartii taas oo raadkeedu uu kasii muuqdo deegaanka .
In kabadan 1500 qoys oo ay xooli kaga dhammaadeena abaartii simma ayaa hadda ku nool kaamam barakacayaal oo kuyaal geesaha iyo guddaha magaaladaasi .
Haddaba wariye Axmed Sheekeeye ayuu u warramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: