Puntland: Qorshaha Doorasho ee qof & cod | Yaa xaq u leh in uu codeeyo? (daawo)

Puntland: Qorshaha Doorasho ee qof & cod | Yaa xaq u leh in uu codeeyo? (daawo)

Guddoomiyaha guddiga KMG ee doorshada Puntland Guuleed Saalax Bare oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay Qorshaha Doorasho ee qof & cod, Cida xaqa uleh in ay codeyso, Dhaqaalaha kubaxaya guddiga iyo halka uu ka imanayo.

Kahadar Cawl ayaa waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com