Puntland oo xaalad dagaal gashay iyo awaamiirta Guddiga Amniga

Guddiga Difaaca Puntland ayaa maanta soo saaray qoraal lagu amrayo in dhammaan laamaha amniga Puntland ay joojiyaan isu socodka gaadiidka Garoowe iyo Laascaanood, iyo dhammaan goobaha la filayo in uu dagaal ka qarxi karo daqiiqad kasta. Soomaaliland ayaa biloowgii sannadkaan 2018 waxa ay ku soo duushay qaybo kamid ah gobolka Sool. Culimada iyo qaar siyaasiyiinta … Continue reading Puntland oo xaalad dagaal gashay iyo awaamiirta Guddiga Amniga