Puntland oo war kasoo saartay dilkii guddoomiyihii degmada Balli-Dhidin

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Puntland Maxamed Cabdiraxmana Dhabancad ayaa lagu sheegay in dilka guddoomiyah ay aad uga xun yihiin maamulka Puntland ayna baaritaan ku sameyn doonaan ciddii ka dambeysay.

waxa uu tacsi u direy qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumka oo ahaa oday si weyn looga yiqiin deegaanka uu madaxda ka ahaa.

Dilka guddoomiyihii degmada Balli-Dhidin ayaa la sheegay inay ka dambeeyeen ururka Daacis oo inta badan laga saaray saldhigyadii ay joogoon.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com